Ma Lagu Dulmiyey Ama Hantidaada ma Lagaa Qaatay? Hiil Shacab Ayaa Kuu Taagan.
Haddii gurigaaga, dhulkaaga ama hantidaada xaqa aad u leedahay lagaa qaatay, ama aad la kulantay dulmi iyo tacaddi, ma aha inaad ka aamusto dhibaatada laguu geestay.
Hiil Shacab waa madal ammaan ah oo naxariis iyo garab istaag ku dhisan, oo loogu talagalay inay dhageysato cabashadaada, ilaaliso xuquuqdaada, kaana caawiso inaad raadsato caddaalad.
0%
Xogtaadu Waa Amaan
0
Tirada Isdiiwaan gelisay
Diiwaangeli Macluumaadkaaga
Fadlan Ku Buuxi Xogtaada
Noo soo dir fariin toos ah
Haddii aad u baahan tahay caawimaad degdeg ah ama aad qabto su'aalo ku saabsan gudbinta cabashadaada, si toos ah noola soo xiriir xagga hoose.
Foomka Xiriirka Tooska ah
Noo sheeg waxa dhacay. Farriintaada waxaa si taxaddar leh oo sir ah u maamuli doona Hiil Shacab.